maskarjab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.
- 1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

