maskabjabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maskarjab¹.ld maskarjab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maskarjabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0