matax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mutux¹.
  2. ld mutux².

mutux

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.
  2. Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax².