Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg mayran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid.
Wax la mayray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur