mayroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr¹.1. (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho. 2. (f.mg) Qubaysasho (qof).