mayro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr¹.
  2. 1. (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho. 2. (f.mg) Qubaysasho (qof).

mayr

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.
  2. 1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.