miilo

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld miile.
  2. ld miileyso.

miile

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Toogeysiga wax lagu kaltamo. ld miilo¹.

miileyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo².