miino

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qalab gudihiisa wax qarxa ka buuxaan oo loogu talo galay in lagu burburiyo, dhismo, dhagax, iwm. 2. Kontorobaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur