miiran
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
- 1. Hoore saafi noqosho. 2. Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
- 1. Hoore saafi ahaansho. 2. Wax aan larnayn ahaansho. 3. Wax badan ahaansho. Tus. “Xoolo caano miiran ah.”

