miirmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miiran¹.

miiran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. 1. Hoore saafi noqosho. 2. Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
  2. 1. Hoore saafi ahaansho. 2. Wax aan larnayn ahaansho. 3. Wax badan ahaansho. Tus. “Xoolo caano miiran ah.”