muranQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dood aan layska gar qaadanayn oo asaraar miiran ah.La m.: si asaraar ku jiro cid ula doodid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0