miiri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld miyiri.

miyiri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. U m. qof si tartiib ah wax ugu sheegid. 2. U m.: si deggan wax u qabasho.