milQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:Milme hoore lagu qasay natiijada ka soo baxda.Adke milme ah, sida sonkor, cusbo iwm hoore ka dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0