milidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
milQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:Milme hoore lagu qasay natiijada ka soo baxda.Adke milme ah, sida sonkor, cusbo iwm hoore ka dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0