milnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg milan4. ld milnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

milan

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld milmid.
  2. (kiim.) Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).
  3. 1. Milme wax hoore ku qasmay noqosho. 2. Dhar wax liinbaxay noqosho.
  4. Milme wax hoore ku qasmay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

milnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg milnow. ld milnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur