milnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg milnow. ld milnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
milnowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Macnaha:Adke, wax milmay noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
milnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg milan4. ld milnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00