lis
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
- 1. Caano markaas la lisay. 2. Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo. 3. ld lisid.
- 1. Caano maalid. 2. Mindi af u yeelid.
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: