mirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mir³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mir

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Wax tiradoodu hal tahay.
  2. 1. Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo. 2. Habeen. 3. Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
  3. 1. (f.g) Habeen nafley cunto siin. 2. (f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho. 3. Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur