mir

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Wax tiradoodu hal tahay.
  2. 1. Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo. 2. Habeen. 3. Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
  3. 1. (f.g) Habeen nafley cunto siin. 2. (f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho. 3. Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

habeen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Waqtiga u dhexeeya kolka qarraxdu dhacdo iyo kolka ay soo baxayso. ld hameen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur