miseQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Isku m.: isku mid. 2. M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase¹.ld mase².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
maseQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma. 2. Sinnaan.(nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta mase waa bidixda?”, “Cali mase Faarax?”. ld mise².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00