mase
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma. 2. Sinnaan.
- (nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta mase waa bidixda?”, “Cali mase Faarax?”. ld mise².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

