miyirbeelQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.(daaw.) Xaalad miyir la'aaneed.Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid.