matoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ro, m.dh)Macnaha:ld motoor.(fiis.) Matoor danab oo u habeysan in uu ku shaqeeyo qulqul talantaaliya.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
motoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Qalab qaab tamareed sida, tamar danab u beddela tamar socod. ld matoor.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0