mowliid

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld mawliid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mawliid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). 2. (dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.). 3. (dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur