mudaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-aayo, m.dh)Macnaha:Qalab wax lagu tolo oo kobotolana ka yar, mudacana ka weyn oo caarad ballaaran leh.