Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
eeg mudnow. ld mudnaan.
eeg mudnow. ld mudnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-naaday, -naatay)
Macnaha:
Qof wax u qalmo noqosho ama ahaansho.
Wax meel ku turqan ahaansho ama noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur