mudnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mudan³. ld mudnaansho.
  2. eeg mudan². ld mudnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mudan

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. (mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.
  2. Wax meel ku turqan noqosho (shay).
  3. 1. Erey tilmaama naag sharaf mudan. 2. (m.u) Dad muhim ah.
  4. Wax la muday ahaansho.
  5. 1. Qof wax u qalama ahaansho. 2. Qof wax sharaf huwan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mudnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg mudnow. ld mudnaan.
  2. eeg mudnow. ld mudnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur