mudurQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld murud.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
murudQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug² (2), mudur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00