murud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug² (2), mudur.

mudur

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld murud.