Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)
Macnaha:
1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab.
U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
1. Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm. 2. Dulucda qoraal rasmi ah ama dood. ld ulajeeddo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur