dan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.
  2. Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bannaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban. 2. Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
  2. 1. Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho. 2. Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

den

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-emey, -entey)

Macnaha:

  1. ld dan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur