ujeeddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm. 2. Dulucda qoraal rasmi ah ama dood. ld ulajeeddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ulajeeddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ujeeddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0