murqaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld marqaan¹.ld marqaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
marqaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00