shaqaale

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata. 2. Qof muruqmaal ah.