murxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg murux². ld murux¹ (4).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murux

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday. 2. M. ah: qof qaawan. 3. M. ah: wax aan diir lahayn. 4. ld murxid.
  2. Wax dubkii ka dhacay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur