murux
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday. 2. M. ah: qof qaawan. 3. M. ah: wax aan diir lahayn. 4. ld murxid.
- Wax dubkii ka dhacay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

