muunoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld muunad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
muunadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Tayo wanaagsan. 2. Qurux haybad. 3. Xurmo iyo sharaf. 4. Qayb yar oo u taagan alaab la suuq-gaynayo lagana arki karo nooca iyo sifada alaabtaas. ld muuno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00