xushmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xurmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Weyneyn; sharaf; tixgelis; muuno. 2. Hanti yar oo nin siiyo naagtiisa qaraabadeeda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
muunoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld muunad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xishmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xushmo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xushmadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xushmo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00