muusiqa

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld muusika.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muusika

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha qalab ama wax ka badan oo la garaaco ama la yeeriyey. 2. Hees iyo qalab la tumayo oo wadajira. ld muusiqa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur