muusika
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha qalab ama wax ka badan oo la garaaco ama la yeeriyey. 2. Hees iyo qalab la tumayo oo wadajira. ld muusiqa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

