dhawaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada. 2. ld dhawaaqid.
  2. (nax.) Habka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.
  3. 1. Cod dheer afka ka dhihid. 2. Ku dh.: wax cusub sheegid.

qaylo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhawaaq dheer oo nafley sameyso. 2. Canaan. 3. Digniin.

dhawaaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhawaaq³. ld dhawaaq¹ (2).