naado

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Ogeysiis dad loo bandhigayo. 2. Bandhig iib oo tartan ku jiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur