nadwad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Uumi-biyood. 2. Qabow qoyaan leh oo habeenkii soo dhaco; dhado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhado

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. (juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur