dhado
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- (juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

