xulashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xulo. ld xulad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xuloQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Macnaha:(xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xuladQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xulasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00