naxaas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Macdan adke ah, dhulka laga qodo, leh midab cagaar ah, dusha lagaga dahaadho xadiidka si uu mirirka uga ilaaliyo, lagana sameeyo qalab badan oo la adeegsado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur