rasaasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xabbadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas. 2. Cudur dadka ku dhaca; waraabow. 3. Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
risaasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld rasaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0