niishaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld nishaab¹.ld nishaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nishaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:1. Aqoonta toogashada yoolka. 2. Daldaloollada loo yeelo dhufaysyada si cadowga looga ilaaliyo. ld niishaab¹.Waxa la toogana hayo, toogta ku duwid, ku abbaarid. ld niishaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0