niyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado. 2. Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.