niyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado. 2. Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

niyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld niyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur